<?xml version="1.0" encoding="UTF-8"?>
<urlset xmlns="http://www.sitemaps.org/schemas/sitemap/0.9"
        xmlns:image="http://www.google.com/schemas/sitemap-image/1.1">
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/12979112a0fd</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-02T11:00:47.243Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d341l694dl30ad.cloudfront.net/images/cms/2026/07/02/6a46352021a460114c6dc787/original/1f210d8e-640f-488c-8971-6851d44b9490-1782986016733.jpeg?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Maxkamad 8 Arday oo Gabdho ah Ku Soo Oogtay Eedeymo Dil ah Kadib Dab Qabsaday Hooy Dugsi: Kenya</image:title>
      <image:caption>Carruurtan aan qaangaarka ahayn ayaa la horgeeyay Garsoore Diana Kavedza oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Kibera, magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku diideen 16 dacwadood oo dil ah oo la xiriira dabkii ka kacay dugsiga 28-dii May ee magaalada Gilgil.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/d9dadbeccd26</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-02T09:43:14.155Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d341l694dl30ad.cloudfront.net/images/cms/2026/07/02/6a4632690f0cb8a5d0c8dfd8/original/a4e6f495-759f-4d53-a592-2813533a3856-1782985321256.webp?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Ciidanka Nabad-ilaalinta Uganda ee Soomaaliya oo Loo Soo Magacaabay Taliye Ku-xigeen Cusub</image:title>
      <image:caption>Taliyaha ciidanka ayaa soo dhoweeyay Korneyl Rukubya oo la wareegay xilka cusub, isagoo muujiyay kalsooni buuxda in hoggaamintiisa iyo waayo-aragnimadiisa dhinaca howlgalada ay sii xoojin doonaan kaalinta ciidanka Uganda ee howlgalka Midowga Afrika.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/611d9856379d</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-02T08:25:13.006Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d2udx5iz3h7s4h.cloudfront.net/2026/7/1/cropped/image/2025_12_08T111800Z_1_LYNXMPELB70KA_RTROPTP_3_HEALTH_CHOLERA_CONGO_MAIN.JPG?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Cudurka Daacuunka Cholera-ha oo Tan iyo Bishii May 2026  120 Qof Ku Dilay Dalka Suudaan</image:title>
      <image:caption>In ka badan saddex sano oo dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda Suudaan iyo Ciidamada RSF ayaa si weyn u burburiyay nidaamka caafimaadka dalka.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/470496b7d3a7</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-01T14:15:07.246Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d341l694dl30ad.cloudfront.net/images/cms/2026/07/01/6a4519b11404dc8835458447/original/046f4de4-238c-439f-a29a-3b4457181c17-1782913457574.webp?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Taliyaha sirdoonka Turkiga oo dhiggiisa Masar kula kulmay Ankara</image:title>
      <image:caption>Kulanka dhexmaray Ibrahim Kalin iyo Hassan Rashad ayaa looga wada hadlay xabbad-joojinta Qaza xilli ay socdaan xadgudubyada Israa’iil, xiriirka labada dal, midaynta maamullada Liibiya iyo isbeddellada Soomaaliya.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/4c000b9f7145</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-01T11:25:51.558Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d341l694dl30ad.cloudfront.net/images/cms/2026/07/01/6a44f77b0f0cb8a5d0c8db5a/original/5ac2b575-e787-420c-913a-a644a16b846d-1782904699310.png?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iiraan oo meesha ka saaray wadaxaajood dhexmara iyaga iyo USA</image:title>
      <image:caption>Dowladda Iiraan ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin wax wadaxaajood ah oo lala qorsheeyay in lala yeesho Mareykanka maalmaha soo socda, heer kasta oo uu yahayba.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/0850f07a6ca5</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-01T11:10:54.651Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d341l694dl30ad.cloudfront.net/images/cms/2026/07/01/6a44f5437abe92dd12ff08c0/original/44f260c7-7094-469e-9d21-65d12cef9d10-1782904131823.webp?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Shabakadda Dhakhaatiirta Suudaan oo Ku Eedeysay RSF Xabisidda 20 Dhakhtar Magaalada Al-Fashir</image:title>
      <image:caption>Sida ay sheegeen hay’ado maxalli ah iyo kuwo caalami ah, RSF ayaa la wareegtay gacan ku haynta magaalada Al-Fashir 26-diii Oktoobar ee sannadkii hore, iyadoo tallaabadaas ay la socdeen eedeymo la xiriira xasuuqyo loo geystay shacabka rayidka ah.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/f42ba2b68f8d</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-01T09:56:54.080Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d341l694dl30ad.cloudfront.net/images/cms/2026/07/01/6a44e41ba432c86eb2fc4cae/original/3481b8b0-de20-44b3-9ced-c0c080f23609-1782899739503.jpeg?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha oo Martigelisay Madasha Warshadaynta Soomaaliya</image:title>
      <image:caption>Madashan oo lagu qabtay hal-ku-dhigga “Ka Faa’iidaysiga Siyaasadda Shiinaha ee Canshuur-dhaafka si loo Dardargeliyo Kobaca Warshadaha Soomaaliya ee Ku Saleysan Dhoofinta”, ayaa ku soo beegantay dabaal-degyada sannad-guurada 66-aad ee Xorriyadda.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
  <url>
    <loc>https://www.trtafrika.com/somali/article/557bf89fa900</loc>
    <changefreq>daily</changefreq>
    <priority>0.7</priority>
    <lastmod>2026-07-01T08:27:27.155Z</lastmod>
        <image:image>
      <image:loc>https://d341l694dl30ad.cloudfront.net/images/cms/2026/07/01/6a44cefae3deec3a7b33c87e/original/ca094a84-8a17-4ea9-bfb6-3f65a4070047-1782894330966.jpg?width=1440&amp;format=webp&amp;quality=80</image:loc>
      <image:title>Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka qeyb galay xafladda calan-saarka munaasabadda 1-da Luulyo</image:title>
      <image:caption>Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabaddan qaran, isaga oo tilmaamay in 1-da Luulyo ay astaan u tahay halgankii geesinimada lahaa ee halyeeyadii Soomaaliyeed u soo galeen xorriyadda iyo midnimada.</image:caption>
    </image:image>
  </url>
</urlset>