| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Soomaaliya: Ciidanka Danab oo Hawlgallo Qorshaysan ka Fuliyay Shabeellaha Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-Maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo lagu baacsanayo xubnaha Al-Shabaab ee ka howlgala gobolka.
Soomaaliya: Ciidanka Danab oo Hawlgallo Qorshaysan ka Fuliyay Shabeellaha Hoose
Soomaaliya: Ciidanka Danab oo Hawlgallo Qorshaysan ka Fuliyay Shabeellaha Hoose / SONNA

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Madax-Maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, taas oo qayb ka ah dadaallada socda ee lagu xoojinayo amniga laguna baacsanayo xubnaha Al-Shabaab ee ka howlgala deegaanka.

Ciidamada ayaa hawlgallo ka wada deegaanno kala duwan oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, iyagoo bartilmaameedsanaya goobaha ay ku dhuumaaleystaan shabakadaha Al-Shabaab, isla markaana ka shaqeynaya ciribtirka khataraha kooxda.

Hawlgallada ayaa looga gol leeyahay sugidda amniga bulshooyinka deegaanka, soo celinta xasilloonida iyo xaqiijinta badqabka rayidka guud ahaan gobolka.

XIGASHO:SONNA
Raadi Warar Kale
Madaxda Qaranka oo Liibaan Axmed Xasan ugu Hambalyeeyay Doorashadiisa Madaxweynaha Galmudug
Dowlado iyo hay’ado caalami ah oo Geneva ku yeeshay kulan lagu xoojinayo dadaallada nabadda Suudaan
Soomaaliya oo Cambaaraysay Khariidad uu Soo Bandhigay Netanyahu, kuna Tilmaantay Xadgudub
Baarlamaanka Galmudug oo Dhageystay Barnaamijyada Siyaasadeed ee Musharraxiinta Madaxweynaha
Soomaaliya iyo Morocco oo ku Heshiiyay Xoojinta Iskaashiga Tamarta, Macdanta, Beeraha iyo Dalxiiska
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Muqdisho Kula Kulmay Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka
Soomaaliya oo Daahfurtay Shirka Dib-u-eegista Sannadlaha ah ee Waaxda Caafimaadka: Muqdisho
Safiirka Soomaaliya oo Warqadihiisa Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Dalka Chad
Wasiirka Gaashaandhigga oo Ku Baaqay Dib-u-habeyn Lagu Xoojinayo Amniga Qaranka iyo Isla-xisaabtanka
Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Uganda oo Xoojinaysa Xiriirka Ganacsi ee Labada Dal: Muqdisho
Soomaaliya iyo Spain oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal ee Dhinaca Kalluumeysiga
Golaha Shacabka oo Ka Dooday Heshiiska QM ee La-dagaallanka Maandooriyaha iyo Sharciga Bangiga Dhexe
SoDMA, FAO iyo Norway oo Ka Wada Hadlay U Diyaargarowga El Niño iyo Digniinta Hore ee Musiibooyinka
Soomaaliya oo Warbaahinta uga Digtay Faafinta Borobagaandada Argagixisada
Soomaaliya iyo Ciraaq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
Sagal Cabdi-Wali: Gabar Soomaaliyeed oo Qaxooti Aheyd oo xildhibaan ka noqotay Baarlamaanka Britain
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada Hoggaanka Maamulka Hirshabeelle
Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Deegaanka ee XFS oo Yeeshay Kulan Lagu Xoojinayo Wada Shaqeynta
Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Baarlamaanka Galmudug
RW Xamza oo Daahfuray Dib-u-soo-celinta Nidaamka IATA-BSP oo Soomaaliya ka Maqnaa 35 Sano