Dowladda Iiraan ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin wax wadaxaajood ah oo lala qorsheeyay in lala yeesho dalka Mareykanka maalmaha soo socda, heer kasta oo uu yahayba. Waxayna carrabka ku adkeysay in mudnaanteeda koowaad ay haatan tahay fulinta is-afgaradka ku aaddan soo afjaridda dagaalka.
SHEEKOOYIN KALE






















