| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Booliska Kenya oo 70 qof oo ajnabi ah soo badbaadiyay hawlgal ka dhan ah ka ganacsiga dadka: Nairobi
Hal qof oo u dhashay dalka Kenya ayaa la xiray isagoo lala xiriirinayo kiiska ka ganacsiga dadka.
Booliska Kenya oo 70 qof oo ajnabi ah soo badbaadiyay hawlgal ka dhan ah ka ganacsiga dadka: Nairobi
Khariidad muujinaysa ka ganacsiga dadka ee dalalka Bariga Afrika ilaa iyo Bariga Dhexe. / Others

Booliska Kenya ayaa soo badbaadiyay 70 qof oo ajnabi ah, oo intooda badan ay yihiin Itoobiyaan, kuwaas oo lagu hayay guri ku yaalla caasimadda Nairobi oo ay maamulayeen koox looga shakisan yahay ka ganacsiga dadka, sida ay Khamiistii sheegeen boolisku.

Kadib xog ay heleen, booliska ayaa sii daayey dadka ajnabiga ah, oo ay ku jiraan 66 Itoobiyaan ah iyo afar Eritreyaan ah, kuwaas oo ku xirnaa guri ku yaalla aagga Ruai, sida ay boolisku ku sheegeen barta X.

Hal qof oo Kenyan ah ayaa la xiray isagoo lala xiriirinayo kiiskan.

Kenya waa xarun muhiim ah oo marin u ah muhaajiriinta ka imanaya Geeska Afrika, kuwaas oo sannad kasta ka taga dalkooda iyagoo shaqooyin ka raadinaya Koonfur Afrika, dalalka Khaliijka, ama Yurub.

Kuwa dadka tahriibiya, oo inta badan ku shaqeeya shabakado dabacsan oo ay ku jiraan fududeeyayaal maxalli ah, ayaa khiyaama dadka tahriibka ah iyagoo u ballanqaadaya safar ammaan ah iyo shaqooyin mushahar fiican leh.

XIGASHO:AA
Raadi Warar Kale
Qorshe lagu maalgelinayo qalabka beeraha Soomaaliya oo Muqdisho looga arrinsaday
Marwada Koowaad Sahro Cumar Xasan oo Booqasho ku Tagtay Xarunta Daryeelka Carruurta Agoonta ah
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Kulan Lagu Xoojinayo Taageerada Xabsiyada la yeeshay Safiirka Shiinaha
Wasiirka Deegaanka XFS oo Ka Qaybgalay Madasha Afrika ee Horumarka Waara: Itoobiya
Soomaaliya oo Daahfurtay Mashruuca Bulsho ee Xoojinta Maamul Wanaagga iyo Dhismaha Nabadda
Wasiirka Dekadaha Cabdulqaadir oo la guddoonsiiyay abaalmarinta ‘Siyaasiga Ugu Saameynta Badan 2026’
Saddex ganacsade oo lagu toogtay bartamaha magaalada Johannesburg xilli ay quraacanayeen
QM oo si kulul u cambaaraysay weerarrada salka ku haya ajnabi-nacaybka ee Koonfur Afrika
Soomaaliya iyo ASYAD oo Ka Wadahadlay Iskaashi Istaraatiiji ah oo Ku Saabsan Dekedaha iyo Saadka
Carruurta Soomaaliyeed ee nafaqo-darradu hayso oo khatar ugu jira saamaynta dagaalka Iiraan
Soomaaliya & QM oo Muqdisho ka daah-furay wajiga 2aad ee mashruuca ilaalinta iyo nabadeynta haweenka
Xarunta Baarlamaanka Minnesota oo martigelisay Maalinta Soomaalida
Madaxweynaha Soomaaliya oo Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed kala hadlay nidaamka qof iyo cod
Diyaaradda Madaxweynaha Israa’iil Herzog oo gashay wareeg dheer kadib diidmo uga timi hawada Turkiga
Soomaaliya oo Horumarinaysa Dadaallada Maalgashiga Duulista Hawada
Shir-madaxeedka Caafimaadka qaaradda Afrika oo ka furmay Nairobi
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Turkiga TURKSOM
Soomaaliya iyo Cumaan oo Horumarinaya Iskaashi Maalgashi oo Istaraatiiji ah
Soomaaliya oo dardargelinaysa nidaaminta socdaalka shaqada iyo xakamaynta shirkadaha shaqaaleysiinta
Soomaaliya iyo Cumaan oo xoojinaya xiriirkooda istaraatiijiga ah