| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Soomaaliya oo Ka Qaybqaadatay Shirarka Wasiirrada Jaamacadda Carabta ee Qaahira
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa Soomaaliya ku matalay shirarka wasiirrada Jaamacadda Carabta ee Qaahira, oo looga hadlay qaddiyadda Falastiin, nabadda, amniga iyo iskaashiga gobolka.
Soomaaliya oo Ka Qaybqaadatay Shirarka Wasiirrada Jaamacadda Carabta ee Qaahira
Soomaaliya oo Ka Qaybqaadatay Shirarka Wasiirrada Jaamacadda Carabta ee Qaahira / SONNA

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Soomaaliya ku matalay Kalfadhiga 166-aad ee Caadiga ah ee Golaha Jaamacadda Carabta ee Heerka Wasiirrada, kaas oo lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Kalfadhiga ayaa looga hadlay qaddiyadda Falastiin iyo arrimaha la xiriira nabadda, amniga iyo iskaashiga gobolka.

Soomaaliya ayaa sidoo kale ka qaybqaadatay kulankii 11-aad ee Guddiga Wasiirrada Carabta ee ka arrinsada tallaabooyinka sharci-darrada ah ee Israa’iil ka waddo Qudus la haysto.

Intii ay shirarku socdeen, Soomaaliya waxay mar kale xaqiijisay taageerada ay u hayso shacabka Falastiin, iyo sida ay uga go’an tahay taageeridda tallaabada wadajirka ah ee Carabta.

XIGASHO:SONNA
Raadi Warar Kale
In Ka Badan 2,500 oo Qof oo Ka Barakacay Tuulooyin ku Yaalla Waqooyiga Daarfuur ee Suudaan
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi ballaaran oo Soomaaliya ku matalaya Shirweynaha COP31
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga amniga iyo la dagaallanka Al-Shabaab
Soomaaliya oo daraasaynaysa habka ganacsiga dijitaalka ah ee Shiinaha
Al-Burhaan iyo Taliyaha Sirdoonka DR Congo oo ka wada hadlay amniga gobolka
Ciidanka Suudaan oo la wareegay deegaan muhiim ah oo ku yaalla Galbeedka Kordofaan
Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Kalfadhigii 22-aad ee Ururka CEN-SAD ee Magaalada Tripoli
Jabuuti: Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga oo xilka la wareegay
Wasiirka Warfaafinta oo Shirweynaha Warbaahinta Adduunka Kaga Hadlay Mustaqbalka Warbaahinta Xilliga
Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare ee Dalka oo Si Rasmi ah Xilka Ula Wareegay
Soomaaliya iyo Liibiya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda
Masar iyo Sacuudiga oo Ku Baaqay in Diblomaasiyad Lagu Xalliyo Khilaafka Ka Taagan Gobolka
Madaxa Howlgallada Nabad-ilaalinta QM oo Sheegay in Howlgalka Abyei uu Gaaray Natiijooyin Muuqda
Kenya oo dib-u-eegis ku samaynaysa shuruudaha baasaboorka diblumaasiga si loo xalliyo muran taagan
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga Golaha Wasiirrada Warfaafinta Carabta
Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wadahadallo La Yeeshay Dhiggiisa Indonesia
Jabuuti: Madaxweyne Geelle oo Mahamade u magacaabay Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga
Ronaldo oo shaaciyay inuu ka fariisanayo Portugal kaddib khilaaf soo dhexgalay tababaraha
Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya oo safarkiisii ugu horreeyay ku tagay Baraawe
Caleemo-saarka Galmudug: Madaxweynaha, iyo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Dhuusamareeb