| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fuliyay hawlgal qorshaysan kana dhacay Shabeellaha Dhexe
Hawlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay kooxda argagixisada Al-Shabaab u adeegsan jirtay qorsheynta iyo isku-dubbaridka falal argagixiso, gaar ahaan samaynta iyo adeegsiga walxaha qarxa ee lagu dhibaateeyo shacabka rayidka ah.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fuliyay hawlgal qorshaysan kana dhacay Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fuliyay hawlgal qorshaysan kana dhacay Shabeellaha Dhexe / User Upload
13 Janaayo 2026

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay fuliyay hawlgal cir ah oo si hore loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Hawlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay kooxda argagixisada Al-Shabaab u adeegsan jirtay qorsheynta iyo isku-dubbaridka falal argagixiso, gaar ahaan samaynta iyo adeegsiga walxaha qarxa ee lagu dhibaateeyo shacabka rayidka ah. Natiijada hawlgalkaas ayaa lagu dilay 17 ka mid ah xubnaha argagixisada.

Sidoo kale, hub iyo gaadiid ay kooxdu u adeegsan jirtay fulinta falalkooda dambiyeed ayaa si buuxda loo burburiyay.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa mar kale adkeeyay ka go’naanshahooda ah inay sii wadaan hawlgallada qorshaysan ee lagu burburinayo Al-Shabaab, si loo xaqiijiyo amniga, xasilloonida, iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed.

Raadi Warar Kale
Soomaaliya oo dhimis ku sameysay saacadaha shaqada ee bisha Ramadaan
Dalalka Islaamka qeybtood oo Arbacada soomman, halka kuwo kuwo kalena ay maalin ka dambeeyaan
In ka badan nus milyan qaxooti ah oo ku laabtay Suudaan labadii sano ee la soo dhaafay: IOM
Soomaaliya oo bilowday soo saarista Baasaboorka Bariga Afrika (EAC)
Turkiga & dalalka Islaamka oo cambaareeyay sheegahada Israa’iil ee dhulka Daanta Galbeed
Dawladaha Islaamka oo cambaareeyay go’aanka Israa’iil ay kula wareegaysto dhulka Daanta Galbeed
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya: Ma lihin damac ballaarsi dhuleed ah oo la xiriira helidda marin badeed
Suudaan: Weerar loo adeegsaday drone oo ka dhacay suuqa Waqooyiga Kordofan oo lagu dilay 28 qof
Shiinaha bisha Maayo bilaabaya canshuur dhaaf uu u sameeynayo badeecadaha laga keeno Qaaradda Afrika
MW Xasan Sheekh oo Shir Madaxeedka AU kaga hadlay Amniga, Dimuqraadiyadda iyo Madaxbannaanida
Wasiirka Batroolka: Waxaan gaarnay xilligii aan soo saari lahayn kheyraadkeenna dabiiciga ah
Soomaaliya iyo Tansaaniya oo Kala Saxiixday Heshiis Fududeynaya Dal-ku-galka
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Maxamuud Cali
Wasiirka Dekedaha Soomaaliya oo sheegay inuu xiriirka badeed ee Turkigu yahay mid istaraatiiji ah
Soomaaliya: Duqeyn cirka ah oo lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab
Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday qorshe dib loogu furayo xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya
Danjire Maxamed Cabdi Afey oo Muqdisho ku baalfuray buuggiisa cusub ee 'Baadigoobkii Nabadda Geeska'
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa si uu uga qaybgalo Shir-madaxeedka Midowga Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo hoygooda kula kulmay hoggaamiyayaal hore
RW Ku-xigeenka Soomaaliya oo soo xiray shirkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga: Muqdisho