Turkiga & dalalka Islaamka oo cambaareeyay sheegahada Israa’iil ee dhulka Daanta Galbeed

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Masar, Urdun, Indooniisiya, Bakistaan, Qadar, Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku cambaareynayaan go’aanka Israa’iil ay ku sheeganayso dhulka Daanta Galbeed ee la haysto

By
Turkiga & dalalka Islaamka oo cambaareeyay sheegahada Israa’iil ee dhulka Daanta Galbeed / TRT SOMALI