| Somali
TURKIGA
1 daqiiqo akhris
Heshiiska difaaca Makka oo farriin u diraya dunida Islaamka: Erdogan
“Turkigu wuxuu taageeradiisa xooggan la garab istaagay gobolka” si dunida Islaamka looga caawiyo inay ka gudubto caqabadaha haysta, ayuu yiri Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.
Heshiiska difaaca Makka oo farriin u diraya dunida Islaamka: Erdogan
Erdogan ayaa carabka ku adkeeyay dadaallada Turkiga ee wax looga qabanayo caqabadaha horyaalla dunida Islaamka. / AA

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in heshiiska iskaashiga difaaca Makka ee bishii hore ay kala saxiixdeen Turkiga, Sacuudi Carabiya iyo Pakistan uu yahay tallaabo farriin loogu dirayo dunida Islaamka.

Erdogan oo Isniintii kulan gaar ah kula hadlayay dhalinyaro ku sugan gobolka Samsun ee waqooyiga Turkiga ayaa sheegay inay jiraan “horumarro wanaagsan” oo ku saabsan heshiiska.

“Sacuudi Carabiya, Pakistan iyo Turkiga waxay qaadeen tallaabo. Tallaabadan, aan farriin ugu dirno dunida Islaamka. Waxaa jira horumarro wanaagsan,” ayuu yiri.

Erdogan ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay dadaallada Turkiga ee lagu wajahayo caqabadaha haysta dunida Islaamka.

“Turkigu wuxuu leeyahay waa inaan sida ugu dhaqsaha badan uga gudubnaa dhibaatooyinka haysta dunida Islaamka. Si looga gudbo caqabadahaas, Turkigu wuxuu taageeradiisa xooggan la garab istaagay gobolka,” ayuu yiri.

“Arrintan si fudud uma qaadan karno,” ayuu raaciyay.

XIGASHO:َAA
Raadi Warar Kale
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Turkiga ugu hambalyeeyay sanad-guuradii 104-aad ee Maalinta Guusha
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Turkiga iyo Pakistan oo ku Kulmay Istanbul
30-ka Agoosto: Guushii waddada u xaartay dhismaha Turkiga casriga ah
Erdogan oo xusay sannad-guurada 104-aad ee Guushii Weynayd ee Turkiga
Daraasad: Soomaalida oo Turkiga u aragta saaxiibka dibadeed ee ugu kalsoonida badan
Madaxweyne Erdogan oo nabadda gobolka iyo xiriirka dalalka kala hadlay madaxda Rwanda iyo DRC
Kuwa doonaya inay gobolka xasillooni-darro geliyaan way guuldarreysan doonaan: Erdogan
Turkiga iyo Qatar oo hiigsanaya in ganacsigooda laba geesoodka ah uu gaaro $5 bilyan
Turkiga oo Interpol ka dalbaday soo xiridda Netanyahu kadib weerarkii doonyaha Flotilla ee Qaza
Turkiga iyo Sacuudiga oo ballaarinaya mashaariicda tamarta la cusboonaysiin karo
Soomaaliya: Midowga Afrika iyo Turkiga oo dib u xaqiijiyay taageerada ay u hayaan dadaallada amniga
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo Masar Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta
Turkiga oo Tuniisiya ugu baaqay inay sii deyso hoggaamiyaha xiran ee Ennahda Ghannouchi
Sawirro: Turkiga oo goobaha caanka ah ku xusay heshiiska difaaca saddex geesoodka ah ee Maka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagay Turkiga
Turkiga, Sucuudiga iyo Pakistan oo saxiixay heshiis difaac oo wadajir ah
Madaxweynaha Turkiga oo gaaray Sacuudiga, lana kulmaya Dhaxal-sugaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Pakistan
Turkiga, Sucuudiga iyo Pakistan oo saxiixaya heshiis difaac oo saddex geesood ah
Erdogan oo Sacuudiga kula kulmaya Dhaxal-suge MBS iyo Ra’iisul Wasaaraha Pakistan
Wasiirka Awqaafta Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Diyanet ee Turkiga