15 Abriil 2025
Booliiska ka hortagga rabshadaha ee Holland ayaa lagu dalbay si ay uga hortagaan dibadbax lagu taageerayey Falastiin oo ka dhacay gudaha Jaamacadda Amsterdam, kuwaasoo jirdil u geystay dibaxbaxayaasha qaarna xiray. Mudaaharaadayaasha ayaa qabsaday xarunta jaamacadda ee Maagdenhuis oo ay magaceedii u bedeleen Dr Shireen Al-Attar, iyagoo dalbanaya in jaamacaddu ay xiriirka u jarto Israa’iil
