| Somali
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
00:52
Caalamka
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay weheliso Marwada Koowaad, Qamar Cali Cumar, ayaa codkooda doorashada tooska ah ee Goleyaasha Deegaanka Gobolka Banaadir, ka dhiibtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee degmada Warta Nabadda.
26 Diseembar 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda

Fiidiyowyo dheeraad ah
Madaxweyne Geelle oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Yemen
Soomaaliya oo ciidamo badan u diyaarisay amniga doorashada
Geerida Taliyaha Ciidanka ee Liibiya iyo shilka diyaaradeed ee Turkiga
Mexico City: Xildhibaanno Baarlamaanka dhexdiisa timaha isku jiiday
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
Wiil Falastiini ah oo si geesinimo leh isaga celiyay nin Israa’iili ah
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya munaasabada xuska sannadguuradii 82-aad
Turkiga iyo Soomaaliya oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga saxiixayna heshiis cusub
17 Sano Guuradii Maalintii Kabta Lagu Tuuray Madaxweynaha Mareykanka