| Somali
Gantaal ay soo ridday Iiraan oo ku dhacay isbitaal ay leeyihiin ciidanka Israa’iil
00:37
Caalamka
Gantaal ay soo ridday Iiraan oo ku dhacay isbitaal ay leeyihiin ciidanka Israa’iil
Weerar aargoosi ah oo ay Iiraan qaaday ayey gantaal la beegsatay Isbitaalka Soroka oo ku yaalla magaalada Beersheba ee Israa’iil, halkaas oo lagu daweeyo ciidamada ka qeyb qaadanaya dagaalka xasuuqa ah ee Israa’iil ay ka waddo Qaza.

Ugu yaraan afar goobood oo kale oo ku yaalla gudaha Israa’iil ayaa sidoo kale la duqeeyey 19-kii Juun intii uu socday weerar ay Tehran qaadday.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya