| Somali
Iiraan oo lix gantaal ku tuurtay saldhigyada Mareykanka ee ku yaal Qatar
00:27
Iiraan oo lix gantaal ku tuurtay saldhigyada Mareykanka ee ku yaal Qatar
Wax yar kadib markii Qatar si ku-meelgaar ah u xirtay hawadeeda, Iiraan ayaa ku soo tuurtay lix gantaal saldhigga ciidamada Mareykanka ee Al Udeid, iyadoo qaraxyo laga maqlay samada magaalada Dooxa.

Wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim, ayaa sheegtay in howlgalka oo loo bixiyay “Bishaarada Guusha” lagu bartilmaameedsaday saldhigyada Mareykanka ee ku yaal Ciraaq iyo Qatar, sida laga soo xigtay Reuters.


Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya