| Somali
Israa'iil oo duqeysay teendhooyin ay ku jireen Falastiiniyiin barakacayaal ah
00:35
Caalamka
Israa'iil oo duqeysay teendhooyin ay ku jireen Falastiiniyiin barakacayaal ah
Duqeyn Israa'iil fulisay oo lagu dilay ugu yaraan shan Falastiiniyiin ah oo ku jiray teendhooyin ku yaalla Qaza

Ugu yaraan shan Falastiini oo ay ku jiraan haween iyo carruur, ayaa la dilay, kuwa kalena way dhaawacmeen kadib markii ciidammada Israa’iil ay 8-dii Luulyo duqeeyeen teendhooyin ku yaalla xaafadda Rimal ee magaalada Qaza, oo ay ku jireen Falastiiniyiin barakacayaal ah.

Weerarada joogtada ah ee Israa’iil ayaa isla maalintaas ugu yaraan 95 Falastiiniyiin ah lagu dilay guud ahaan Qaza.

Israa'iil ayaa 8-dii Luulyo gudaha Qaza ku dishay ugu yaraan 95 Falastiiniyiin

Fiidiyowyo dheeraad ah
Ardayda Qaza oo imtixaan ku gelaya xeebta badda
Iisoo tuur waa ceeb: Wasiirka Beeraha
Madaxweyne Geelle oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Yemen
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
Soomaaliya oo ciidamo badan u diyaarisay amniga doorashada
Geerida Taliyaha Ciidanka ee Liibiya iyo shilka diyaaradeed ee Turkiga
Mexico City: Xildhibaanno Baarlamaanka dhexdiisa timaha isku jiiday
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
Wiil Falastiini ah oo si geesinimo leh isaga celiyay nin Israa’iili ah