16 Nofeembar 2025

01:54

01:54
Fiidiyowyo dheeraad ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee Aljeeriya, ayaa ubax dhigay Taallada Shuhadada, halkaas oo lagu xasuusto geesiyaashii naftooda u huray xornimada iyo difaaca dalka.
Fiidiyowyo dheeraad ah