26 Nofeembar 2025

00:24

00:24
Fiidiyowyo dheeraad ah
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Ciidamada Ruushka ayaa duqeyn la beegsaday caasimadda Kiev aroornimadii 25-ka Nofembar, taasoo ay ku gubteen ugu yaraan laba guri, ayna ku dhinteen laba qof, halka shacabka Kiev ay xarumaha metro-ga ka magangaleen qaraxyada.
Fiidiyowyo dheeraad ah