Muuqaalkan oo la duubay 18-kii Juun ayaa muujinaya sida gantaallada nidaamka difaaca cirka ee Israa’iil ay u fashilmeen markii la tuurayay, iyagoo ku wareegay hawada, oo dib ugu soo dhacay gudaha Tel Aviv taasoo sababtay burburka kaabayaasha dhaqaalaha magaalada.

00:39

00:39
Fiidiyowyo dheeraad ah
Nidaamka Difaaca cirka ee Israa’iil oo fashilmay iyo gantaallo dib ugu dhacay Tel Aviv
Muuqaalkan ayaa muujinaya gantaallada nidaamka difaaca cirka ee Israa'iil oo fashilmay dibna ugu soo dhacay Tel Aviv, 18-kii Juun.
Fiidiyowyo dheeraad ah