| Somali
MW hore ee Filibiin Duterte oo lagu xiray waaran xarig ah oo ICC ay soo saartay
00:37
Caalamka
MW hore ee Filibiin Duterte oo lagu xiray waaran xarig ah oo ICC ay soo saartay
Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa lagu xiray garoonka caalamiga ah ee Manila

Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa lagu xiray garoonka caalamiga ah ee Manila kadib markii Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ay soo saartay amar soo qabasho ah oo la xiriira eedeymo ku saabsan dambiyo ka dhan ah bini'aadantinimada intii uu socday ololihii "dagaalka ka dhanka ah daroogada" ee uu hogaaminayay intii uu xilka hayay.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Ardayda Qaza oo imtixaan ku gelaya xeebta badda
Iisoo tuur waa ceeb: Wasiirka Beeraha
Madaxweyne Geelle oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Yemen
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
Soomaaliya oo ciidamo badan u diyaarisay amniga doorashada
Geerida Taliyaha Ciidanka ee Liibiya iyo shilka diyaaradeed ee Turkiga
Mexico City: Xildhibaanno Baarlamaanka dhexdiisa timaha isku jiiday
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
Wiil Falastiini ah oo si geesinimo leh isaga celiyay nin Israa’iili ah