| Somali
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
00:33
Caalamka
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
Labo qabiil ayaa iska horimaad ku dhex maray waddo mashquul badan oo ku taalla Papua New Guinea, iyaga oo adeegsanaya hub qadiimi ah sida qaansooyin, fallaaro iyo mindiyo.
26 Diseembar 2025

Dhacdadan ayaa muujinaysa sida qabiilku weli u saameeyo colaadaha, iyadoo khilaafaadka dhuleed ay sii hurinayaan xiisadaha.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Madaxweyne Geelle oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Yemen
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
Soomaaliya oo ciidamo badan u diyaarisay amniga doorashada
Geerida Taliyaha Ciidanka ee Liibiya iyo shilka diyaaradeed ee Turkiga
Mexico City: Xildhibaanno Baarlamaanka dhexdiisa timaha isku jiiday
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
Wiil Falastiini ah oo si geesinimo leh isaga celiyay nin Israa’iili ah
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya munaasabada xuska sannadguuradii 82-aad
Turkiga iyo Soomaaliya oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga saxiixayna heshiis cusub
17 Sano Guuradii Maalintii Kabta Lagu Tuuray Madaxweynaha Mareykanka