| Somali
Cunug yar oo qabowga daran awgiis ugu dhimatay Qaza
00:31
Caalamka
Cunug yar oo qabowga daran awgiis ugu dhimatay Qaza
Rahaf Abu Jazar, oo ah cunug yar oo Falastiiniyad ah oo jirtey siddeed bilood, ayaa Khamiistii qabowga daran awgiis ugu dhimatay magaalada Khan Younis ee koonfurta Qaza.
13 Diseembar 2025

Geerida ayaa timid xilli Israa’iil ay sii waddo xanibidda gelitaanka gargaarka bani’aadannimo ee Qaza.

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka AP, Israa’iil ayaa la filayay inay oggolaato in maalin kasta 600 oo gaari oo gargaar ah ay galaan Qaza. Intii u dhexeysay 12-kii Oktoobar iyo 7-da Disembar, kaliya 459 gaari oo gargaar ah ayaa loo ogolaaday inay gudbaan.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Madaxweyne Geelle oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Yemen
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
Soomaaliya oo ciidamo badan u diyaarisay amniga doorashada
Geerida Taliyaha Ciidanka ee Liibiya iyo shilka diyaaradeed ee Turkiga
Mexico City: Xildhibaanno Baarlamaanka dhexdiisa timaha isku jiiday
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
Wiil Falastiini ah oo si geesinimo leh isaga celiyay nin Israa’iili ah
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya munaasabada xuska sannadguuradii 82-aad
Turkiga iyo Soomaaliya oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga saxiixayna heshiis cusub