12 Juun 2025

00:24

00:24
Fiidiyowyo dheeraad ah
Dab ka kacay baakin mooto oo kuyaal Chongqing, Shiinaha
Dab xooggan ayaa ka kacay baakinka mootooyinka oo ku yaalla magaalada Chongqing ee koonfur-galbeed Shiinaha.
Mas’uuliyiinta deegaanka ayaa sheegay in aysan jirin wax khasaare nafeed ah, iyadoo dabka si degdeg ah loo damiyay.
Fiidiyowyo dheeraad ah