| Somali
Madaxweyne Erdogan oo shir-madaxeedka NATO ka cambaareeyay xasuuqa Israa’iil ka waddo Qaza
01:16
Turkiga
Madaxweyne Erdogan oo shir-madaxeedka NATO ka cambaareeyay xasuuqa Israa’iil ka waddo Qaza
"Cidna kuma khasaarto nabadda caddaaladda ku dhisan": Erdogan

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo ka hadlayey shir-madaxeedka NATO ee ka socday magaalada The Hague 25-kii Juun, ayaa cambaareeyay go'doominta iyo weerarada Israa’iil ay ku hayso Qaza, isagoo ku tilmaamay xaaladda halkaas ka taagan “masiibo bani’aadminimo.”

Wuxuu intaa ku daray in Israa’iil aysan amnigeeda ku heli karin iyadoo gobolka khalkhal gelinaysa, isla markaana ugu baaqay beesha caalamka inay Israa’iil kula xisaabtanto ku xadgudubkeeda sharciga caalamiga ah.


Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya