| Somali
Gabar Soomaali-Finish ah oo la socotay Kolonyadii Sumud oo laga soo daayay xabsiyada Israa’iil: Qaza
00:43
Caalamka
Gabar Soomaali-Finish ah oo la socotay Kolonyadii Sumud oo laga soo daayay xabsiyada Israa’iil: Qaza
Shifaa iyo dhaqdhaqaaqayaasha kale ee Finnishka ah ee ay ka mid yihiin Renaz Ebrahimi, Juho Pirhonen, Iida-Liina Häkkinen, iyo Kata-Riina Tikka, ayaa garoonka diyaaradaha ee Helsinki-Vantaa loogu soo dhoweeyay sacab, ubaxyo, iyo calanka Falastiin.

Dhaqdhaqaaqaha Soomaali-Finishka ah, Shifaa Cabdi, oo ay ciidamada Israaiil xireen iyada iyo boqollaal dhaqdhaqaaqeyaal kale ah oo la socday Kolonyadii Caalamiga ahayd ee Sumud ee ku sii jeeday Qaza, ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay markii ay ku soo laabatay magaalada Helsinki.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya