27 Nofeembar 2025

00:30

00:30
Fiidiyowyo dheeraad ah
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Dab ayaa ka kacay dhisme degaan ah oo ku yaal degmada Tai Po ee woqooyiga Hong Kong, 26-kii Nofembar, iyadoo holac iyo qiiq xooggani hawada isku shareeray xilli kooxaha gurmadku ay la tacaalayeen daminta dabka.
Fiidiyowyo dheeraad ah