| Somali
Soomaaliya & Turkiga: Iskaashi istiraatiiji ah oo salka ku haya wax wada-qabsi iyo horumar
04:27
Caalamka
Soomaaliya & Turkiga: Iskaashi istiraatiiji ah oo salka ku haya wax wada-qabsi iyo horumar
Tan iyo booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Erdoğan bishii Agoosto sannadkii 2011, Turkigu wuxuu Soomaaliya ka taageeray mashaariicda kaabayaasha, waxbarashada, tababarka amniga iyo gargaarka bini’aadantinimo.
20 Agoosto 2025

Soomaaliya & Turkiga: Iskaashi istiraatiiji ah oo salka ku haya wax wada-qabsi, horumar, iyo walaaltinimo dhab ah. Tan iyo booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Erdoğan bishii Agoosto sannadkii 2011, Turkigu wuxuu Soomaaliya ka taageeray mashaariicda kaabayaasha, waxbarashada, tababarka amniga iyo gargaarka bini’aadantinimo. Iskaashigeenna istiraatiijiga ah wuxuu maanta gaarsiisan yahay heer caalami, iyadoo xiriirka labada dal uu sii xoojinayo horumarka iyo deganaanshaha Geeska Afrika.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya