| Somali
Israa’iil oo weerartay guryo iyo teendhooyin ku yaal Qaza, dad badanna ku dishay
00:23
Caalamka
Israa’iil oo weerartay guryo iyo teendhooyin ku yaal Qaza, dad badanna ku dishay
Israa'iil oo weli duqeyn ku wadda Khan Younis, Qaza
20 Meey 2025

Ciidamada Israa’iil ayaa 19-kii Maayo si aan kala joogsi laheyn u sii wadey duqeymaha ay la beegsanayaan magaalada Khan Younis, ee waqooyiga Qaza.

Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarro lala beegsaday guryo iyo teendhooyin ay ku jireen dad barakacayaal ah, halka duqeymo kale oo lala beegsaday marinka go’doonsan ee dagaalku baabi’iyay ay socdeen tan iyo waaberigii.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya