27 Juun 2025

00:49

00:49
Fiidiyowyo dheeraad ah
Daaha Kiswada ee Kacbada oo la badalay sannadka cusub ee Hijrayada
Iyadoo la raacayo dhaqanka soo jireenka ah, Boqortooyada Sacuudiga ayaa bedeshay daaha Kacbada ee loo yaqaan Kiswa 26-kii Juun, taasoo ku beegneyd bilawga sannadka Hijriga ee 1447-aad
Fiidiyowyo dheeraad ah