| Somali
Las Vegas: Nin ku labbisan funaanad ay ka muuqato astaanta Naziga ayaa laga eryey bandhig muusig
00:27
Caalamka
Las Vegas: Nin ku labbisan funaanad ay ka muuqato astaanta Naziga ayaa laga eryey bandhig muusig
Ninkaan oo ku labbisnaa funaanad ay ku daabacan tahay astaanta Naziga "SS" ayaa khassab looga saaray bandhig muusig oo ka socday magaalada Las Vegas.
28 Meey 2025

Nin ku labbisan funaanad ay ka muuqato astaanta "SS" ee Nazi-ga ayaa si khasab ah looga saaray bandhigga muusigga Punk Rock Bowling oo ka dhacay Las Vegas, Nevada, kadib markii ka qeybgalayaal kale ay si kulul uga horyimaadeen.

Hawlwadeenada bandhigga ayaa ninkan dibadda u tuuray iyaga oo ku qaylinaya, "Ninkan Nazi-ga ah meesha ka saara."

Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya