| Somali
Turkiga oo dib u furay Gurigii Ataturk oo dayactir lagu sameeyay oo ku yaal Thessaloniki, Giriigga
00:34
Turkiga
Turkiga oo dib u furay Gurigii Ataturk oo dayactir lagu sameeyay oo ku yaal Thessaloniki, Giriigga
Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Turkiga ayaa dib u dayactirtay Guriga Ataturk ee ku yaal magaalada Thessaloniki ee dalka Giriigga, waxaana dib loo furay 9-kii Noofambar, maalin ka hor sannad-guuradii geerida aasaasihii jamhuuriyadda.
11 Nofeembar 2025

Matxafkan, oo dib loogu soo celiyay qaab dhismeedkiisii asalka ahaa ee 1953-kii, ayaa hadda ka kooban qolal dib loo habeeyay, bandhig hiddaha iyo dhaqanka ah, maktabad, iyo agab muujinaya taariikhda guriga iyo noloshii Ataturk.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Dab ka kacay dhismayaal ku yaal magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha
Danjiraha Soomaaliya oo si rasmi ah warqadihiisa ugu gudbiyey Madaxweynaha Kazakhstan
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Shacabka Kiev oo duqeymaha habeenimo ee Ruushka ka magangalay xarumaha metro-ga
Dab Xooggan oo ka Qarxay Koonfurta Lubnaan
Diyaarad dagaal oo Hindiya leedahay oo ku burburtay Bandhigga Duulimaadka ee Dubai
Bukaan Falastiiniyiin ah oo dib ugu soo noqday Qaza laba sano kadib
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
MW Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Shuhadada Aljeeriya