29 Meey 2025

00:00
00:0000:00
Maqal dheeraad ah
Khatarta Dayax-gacmeedyada Starlink
Mashruuca Starlink waa mid horumar cusub soo kordhiyey, iyadoo uu internet-ka gaarsiiyay deegaanno aad u fog. Balse, kororka tirada dayax-gacmeedyadiisa ayaa dhalinaya walaac la xiriira deegaanka.
Maqal dheeraad ah
