|
Somali
|
Somali
MAQAALLADA
Waa maxay sababta ay Israa'iil uga walaacsan tahay doorka sii kordhaya ee Turkigu ku leeyahay NATO
Dowladda Sahayuuniyadda ayaa sare u qaaday xiisadaha Bariga Dhexe, laga bilaabo Qaza ilaa Lubnaan, Suuriya, Yemen iyo ugu dambeyn Iiraan, iyadoo sidoo kale isku dayaysa inay hor istaagto dadaallada nabadeed ee Ankara oo ah dal xubin ka ah NATO.
Waxaa qoray
Murat Sofuoglu
CAALAMKA
TURKIGA
SIYAASADDA
GANACSI & TEKNOLOJI
MAQAALLADA
FAALLOOYINKA
Wararka Indhaha Lagu Hayo
Marwada 1-aad ee Turkiga Emine Erdogan, oo ka qeyb gashay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Zero Waste
Dhaqdhaqaaqii Turkigu hormuudka ka ahaa ayaa dib u qaabeynaya siyaasadaha deegaanka ee qaaradaha isla markaana ka caawinaya bulshada inay dhisaan mustaqbal waara.
Sida Turkigu uu u noqday cod maangal ah oo ku saabsan dagaalka Iiraan
Ankara ayaa mar kale ku jirta boos ay ku qaadan karto doorka dhexdhexaadiye ee qalalaase halis gelinaya nabadda gobolka isla markaana keeni kara dhibaato dhaqaale.
Weerarka Iiraan oo imanaya xilli ay socdaan wada-hadallada nukliyeerka. Maxaa xiga?
Khubaro Iiraaniyiin ah oo ka faallooday saameynta weerarka wadajirka ah ee Mareykanka iyo Israa’iil.
Waxaa qoray
Murat Sofuoglu
Sida gaari cas oo ka yimid Azerbaijan uu u noqday astaanta midnimada Turkida ee dhulgariirkii 2023
Hawlgalladii samatabixinta ee dowladuhu hoggaaminayeen ka sokow, gaari cas oo duug ah oo nin deggenaa tuulo uu bustayaal ku soo qaaday una kala gudbiyey xuduudaha ayaa muujiyay walaaltinimada mandiqadda Turkida ee xilligii dhulgariirkii Turkiga.
MARINKA AFRIKA EE DAYAXA: SOOMAALIYA OO U DIYAARA INAY GAARTO HAWADA SARE IYADOO KAASHANAYSA TURKIGA
Turkiga ayaa gacan ka geysanaya in Soomaaliya ay noqoto dalkii ugu horreeyay ee Afrikaan ah ee laga sameeyo saldhigga ridista dayax-gacmeedyada ku wareega dhulka, iyadoo lagu maalgelinayo $6 bilyan si ay u noqoto marin istaraatiiji u ah hawada sare.
By
Nuri Aden
TRT World Forum 2025 oo ka furmay Istanbul iyadoo lagu maamuusayo suxufiyiintii lagu dilay Qaza
Geerida Muftiga Guud ee Haji Umer: Itoobiya oo ka tacsiyeyneysa 'aabbaha midnimada'
Nuri Aden
Sawirro: Shacabka Falastiin iyo Israa’iil oo u riyaaqay heshiiska Qaza ee Xamaas iyo Israa'iil
9 Beenood oo Israa’iil Faafisay Kadib 7-dii Oktoobar 2023 si ay ugu Marmarsiyooto Xasuuqa Qaza
Waxaan falanqaynaynaa beenta iyo borobogandada ay Israa’iil faafisay si ay u marin habaabiso sheekada Qaza oo ay u beddesho aragtida caalamka - laga bilaabo sheegashada “carruur madax laga jaray” ilaa ku andacoonka “ciidanka ugu akhlaaqda badan.”
Maalmo aan dhammaan: Hooyo ku sugan Qaza oo u harjadeysa sidii ay ugu dhex noolaan lahayd burburka
Qaybta koowaad ee taxane afar qaybood ah oo lagu xusayo sannad-guuradii labaad ee dagaalka Qaza, TRT World ayaa soo bandhigaysa sheekada hooyo Falastiiniyad ah oo afar carruur leh, oo nolol maalmeedkeeda wadata iyadoo ku dhex nooshahay xasuuq.
Israaiil: Kumannaan qof oo dalbanaya in la joojiyo dagaalka Qaza iyo heshiis is-dhaafsi maxaabiis ah
Dibadbaxayaashu waxay xireen waddooyin waaweyn, waxay gubeen taayarro, qaarkoodna waxay bannaanbaxyo ka hor dhigeen guryaha wasiirrada xukuumadda, iyagoo ku baaqaya heshiis lala galo Falastiiniyiinta.
'Dambi dagaal oo kale': Weerarkii Israa'iil ee Isbitaalka Naasir oo kiciyay Cambaareyn Caalami ah
Duqeyn ay Israa'iil ku beegsatay Isbitaalka Naasir ee Qaza ayaa Isniintii lagu dilay ugu yaraan 20 Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan suxufiyiin iyo shaqaale gurmad ah, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen.
Suldaan Seeraar: “Suldaanka Geeska”: Codkii Soomaalida ee Dunida Wacdaraha ka Dhigay
Fanka Soomaaliyeed ayaa sannadihii u dambeeyay si tartiib tartiib ah ugu soo biiraya masraxa caalamka, waxaana safka hore kaga jira baalkan cusub ee xiisaha leh Suldaan Seeraar oo ah fannaan karti badan.
Furaha Mustaqbalka: Hannaanka waxbarashada Soomaaliya oo soo kobcaya
Soomaaliya ayaa si habsami leh dib u dhisaysa nidaamkeeda waxbarasho. Saddexdii sano ee la soo dhaafay, waxaa la arkay isbeddel muuqda oo ku yimid nidaamka waxbarashadeeda.
MASLAX: HAL-ABUURAHA SOOMAALIYEED EE FARSHAXANKA KUSOO BANDHIGA HIBADIISA
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka iftiimaya ilays cusub oo hal-abuur leh.
Qorayaasha Ugu Cadcad
Cabdiraxman Fiili: Xiddig cusub oo ka soo iftiimaya fanka Soomaaliyeed
6 daqiiqo akhris
Caweyska Farshaxanka & Bunka: Dhalinyarada Soomaaliyeed oo farshaxan ku xusay dhaqanka iyo midnimada
2 daqiiqo akhris
Cumar Cartan: Garsoore Soomaaliyeed oo wacdaro ka dhigay Koobka Xiddigaha Reer Afrika
2 daqiiqo akhris
Murat Sofuoglu
Imisuu ku kacay khasaaraha dagaalkii 12 maalmood ee u dhexeeyay Mareykanka, Israa'iil iyo Iiraan?
7 daqiiqo akhris
WAXYEELLADA UU HUBKA IIRAAN GAARSIIYEY ISRAA'IIL
Inkastoo Netanyahu uu sheegay in Israa'iil ay "gaartay dhammaan ujeedooyinkeedii militari", haddana 12-kii maalmood ee dagaalku socday ayaa raad weyn ku reebay bulshada Israa'iil sidoo kalena waxyeello ba’an ugeystay nidaamyada dawladda.