Soomaaliya waxaa haatan ka socda dhismaha saldhigga dayax-gacmeedka: Selçuk Bayraktar
Soomaaliya waxaa haatan ka socda dhismaha saldhigga dayax-gacmeedka, sida uu sheegay, Selçuk Bayraktar, Madaxa Hay’adda T3. Bayraktar ayaa sidoo kale shaaciyey in saldhiggaasi uu noqon doono mid ka mid ah 12 ka saldhig ee noocan ah ee dunida ka jira