OPINION
WHO oo Toddobaadka Soo Socda DRC ka Bilaabaysa Tijaabada Laba Daawo oo Loogu Talagalay Ebola
Dillaaca cudurka Ebola, oo saldhiggiisu yahay gobolka Ituri ee bariga Congo, ayaa ku fiday deegaannada dariska ah, wuxuuna sababay in dalka Uganda la xoojiyo la socodka cudurka iyadoo laga cabsi qabo inuu ka gudbo xuduudda.




