Sawirro: Shacabka Falastiin iyo Israa’iil oo u riyaaqay heshiiska Qaza ee Xamaas iyo Israa'iil
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Sawirro: Shacabka Falastiin iyo Israa’iil oo u riyaaqay heshiiska Qaza ee Xamaas iyo Israa'iilFalastiiniyiinta ayaa ku dhex dabbaaldegay burburka Qaza, halka Israa’iiliyiintu ay buuxiyeen waddooyinka magaalooyinkooda si ay u muujiyaan farxaddooda ku aaddan heshiiska.
Falastiiniyiinta ku sugan Gaza ayaa u soo baxay burburka magaalada go’doonsan si ay ugu dabaaldegaan heshiiska cusub. / Reuters
9 Oktoobar 2025

Kadib muddo laba sano ah oo burbur iyo xasuuq socday, Madaxweynaha Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in Xamaas iyo Israa'iil ay ogolaadeen wajiga koowaad ee qorshihiisa nabadda.

Warbixintan ayaa farxad gelisay Falastiiniyiinta ku nool marinka Qaza ee go'doonsan, kuwaas oo isugu soo baxay hareeraha deegaankooda burbursan si ay ugu dabaaldegaan heshiiska.

Sidoo kale, Israa'iiliyiinta, oo ay ku jiraan qoysaska maxaabiista la haysto, ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay ugu dabaaldegaan heshiiska oo ujeedadiisu tahay in la soo afjaro xasuuqa Israa'iil ee Qaza.

Halkan ka daawo qaar ka mid ah sawirrada:

XIGASHO:TRT World and Agencies
Raadi Warar Kale
Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay weerarkii argagixiso ee Gobolka Zamfara ee dalka Nigeria
Soomaaliya oo sheegtay in la dilay 17 taliye oo ka tirsan al-Shabaab 6-dii bilood ee u dambeysay
OIC oo cambaareeyey hadallada safiirka Mareykanka ee ku saabsan dhul-ballaarsiga Israa’iil
Dab ka kacay xero barakacayaal oo ku taalla Kordofan ee Suudaan oo 41 qoys ka dhigay hoy la’aan: IOM
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay tallaabooyin lagu horumarinayo badqabka duulimaadyada
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kulan istiraatiiji ah la yeeshay hoggaanka AUSSOM
Safiirka Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Hungary munaasabad taariikhi ah
QM: Carruurta Suudaan oo halis weyn ku jira kadib weeraro drone oo lagu beegsaday xeryo barakacayaal
Soomaaliya: MW Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Kulan Ballaaran kula qaatay Xubnaha Golaha Mustaqbalka
Kumannaan qof oo salaaddii ugu horreysay ee Taraawiixda Ramadaan ku tukaday Masjidka Al-Aqsa: Qudus
Ugu yaraan 50 rayid ah oo lagu dilay iska horimaadyo ka dhacay bariga DRC: OCHA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar si loo xoojiyo iskaashiga laba geesoodka ah
Gabon oo muddo aan la cayyimin hakisay isticmaalka qeyb ka mid ah baraha bulshada
Dab ka kacay xero barakacayaal oo ku taal Waqooyiga Daarfuur oo 60 qoys hoy la'aan dhigay: Suudaan
Madaxweyne Xasan Sheekh oo martigeliyay Madasha Mustaqbalka kahor Shirka Wadatashiga Qaran
Masar oo ku baaqday iskaashi dhex mara dalalka Wabiga Niil, kana hortimid tallaabooyin hal dhinac ah
MW Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed bilowga bisha barakeysan ee Ramadaan
Soomaaliya oo dhimis ku sameysay saacadaha shaqada ee bisha Ramadaan
Dalalka Islaamka qeybtood oo Arbacada soomman, halka kuwo kuwo kalena ay maalin ka dambeeyaan
In ka badan nus milyan qaxooti ah oo ku laabtay Suudaan labadii sano ee la soo dhaafay: IOM