| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Soomaaliya & Koonfur Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga, ganacsiga iyo maalgashiga
Wadahadalka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya labada dal.
Soomaaliya & Koonfur Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga, ganacsiga iyo maalgashiga
Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga nabadda iyo amniga, ganacsiga iyo maalgashiga / Villa Somalia - Meta
21 Janaayo 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Taladaadii wada hadal khadka taleefanka ah la yeeshay Madaxweynaha Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa.

Wadahadalka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya labada dal. Qodobada ugu muhiimsan ee laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa iskaashiga nabadda iyo amniga, iyo sidoo kale fursadaha lagu kordhin karo ganacsiga iyo maalgashiga.

Dhanka kale, labada hoggaamiye ayaa is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan horumarrada muhiimka ah ee heer gobol iyo qaaradeed. Waxay mar kale adkeeyeen ka go’naanshahooda wadajirka ah ee xoojinta xasilloonida, dhiirrigelinta midnimada Afrika, iyo raacista barwaaqo wadajir ah iyada oo loo marayo qaab-dhismeedka Midowga Afrika.

Raadi Warar Kale
Madaxweynaha Jabuuti Geelle oo gudbiyay codsiga musharraxnimo ee doorashada Abriil
Baxreyn oo sheegtay inay qabatay 102 gantaal oo Iiraan laga soo riday iyo 173 oo diyaarado drones ah
Shiinaha oo markale ku baaqay in la ixtiraamo madaxbannaanida dalalka colaadda Bariga Dhexe awgeed
Soomaaliya oo soo bandhigtay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka ee dalka
Trump oo sheegay in dagaalka Maraykanka iyo Israa’iil ay la galeen Iiraan uu gebagabo ku dhow yahay
Masar oo ku baaqday in la sameeyo ciidan Carbeed oo wadajir ah si looga hortago hanjabaadaha Iiraan
Israa'iil oo duqeymo ay ka fulisay Lubnaan ku dishay 26 qof, kuna dhaawacday 33 kale
Soomaaliya oo qabatay hoggaanka Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika
Dawladda Kenya oo sheegtay in tirada dadka ku dhintay fatahaadaha Kenya ay gaartay 42 ruux
Iiraan oo Mojtaba, wiilka Khamenei, u magacowday hoggaamiyaha cusub ee ugu sarreeya
Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Dastuurka cusub ee dalka
Xisbullah oo sheegtay 8 weerar oo lagu qaaday goobo milatari oo ku yaalla waqooyiga Israa’iil
Booliska Kenya oo 70 qof oo ajnabi ah soo badbaadiyay hawlgal ka dhan ah ka ganacsiga dadka: Nairobi
Israa’iil oo ku hanjabtay inay u burburin doonto caasimadda Lubnaan sida Khan Younis, Qaza
Shiinaha oo ka digay in dagaalka Iiraan uu ku fidi karo gobolka kadib weerarkii Azerbaijan
Mareykanka oo Ukraine ka codsaday gargaar ku saabsan difaaca drones-ka ee Bariga Dhexe: Zelenskyy
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dastuurka cusub aan loogu talagelin inuu xoojiyo xukunkiisa
Sacuudi Carabiya oo qabatay 3 gantaal oo ku wajahnaa Saldhigga Ciidanka Cirka ee Amiir Sultan
Soomaaliya iyo Roomaaniya oo xoojinaya xiriirka diblomaasiyadeed
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya waxay ka gudbay marxaladdii kumeel-gaarka ahayd”